Midowga Afrika oo soo dhaweeyay Baaq dhif iyo naadir ah oo kasoo yeeray Jabhada TPLF

Midowga Afrika ayaa si weyn usoo dhaweeyay baaq dhif iyo naadir ah oo kasoo yeeray Jabhada TPLF ee dagaalka kula jirta ciidamada federaalka Itoobiya, kuwaa oo horey u diidanaa in wadahadal iyo gorgortan la galaan dowladda uu hoggaamiyo Abiy Axmed. Jabhada TPLF ayaa sheegtay in ay diyaar u yihiin inay ka qeyb qaataan wadahadallo nabadeed … Continue reading Midowga Afrika oo soo dhaweeyay Baaq dhif iyo naadir ah oo kasoo yeeray Jabhada TPLF